Sign Up Now
Watch the best videos collected by 4tahir.
Join 12 others following 4tahir's collection of 84 videos. It's free to sign up.
-
Falis Abdi - Badbaado (Hees Cusub 2011)
Lyrics Of D Song: 1 Hadii aan bad baadiyo, Gurmad kaaga helinnoo, Baasaha jacaylka, Dhakhso iga bi'inoo, Kuu baaba'ee, Allow yaa badhaadhiyo, Barkhad jacayl, Kula beegta guur, 2 Bardihii jacaylku, Ma wax la isku biiraa, Badankana wax yeeloo, Qalbigayga baadhaa, Naftu baadi goobtaa, Allow yaa barwaaqiyo, Bash bash jacayl, Kula beegta guur, 3 Borama Hargeisiyo, Berberiyo jabuutuu, Cishqi bari ku baahoo, Dadku ay bogaadshaan, Ana baafiyaayoo, Allow yaa Bartaa'iyo, Xamar jacayl, Ula beegtCollected in dhaqanjire's videos Mar 22, 2011 -
FIFA world cup ANTHEM South Africa by K'naan(ORIGINAL)
Collected in dhaqanjire's videos Nov 18, 2009
Comments
4tahir Lyrics Of D Song: 1 Hadii aan bad baadiyo, Gurmad kaaga helinnoo, Baasaha jacaylka, Dhakhso iga bi'inoo, Kuu baaba'ee, Allow yaa badhaadhiyo, Barkhad jacayl, Kula beegta guur, 2 Bardihii jacaylku, Ma wax la isku biiraa, Badankana wax yeeloo, Qalbigayga baadhaa, Naftu baadi goobtaa, Allow yaa barwaaqiyo, Bash bash jacayl, Kula beegta guur, 3 Borama Hargeisiyo, Berberiyo jabuutuu, Cishqi bari ku baahoo, Dadku ay bogaadshaan, Ana baafiyaayoo, Allow yaa Bartaa'iyo, Xamar jacayl, Ula beegt
Mar 22, 2011