Sign Up Now
Watch the best videos collected by 4tahir.
Join 12 others following 4tahir's collection of 84 videos. It's free to sign up.
-
Gabay: Farxad iyo Daal (Khadar Gaas)
Gabay: Farxad iyo Daal (Khadar Gaas)Collected in dhaqanjire's videos Jul 28, 2011 -
Ladan - Nuradiin Iyo Ikran Jama
Waa Heestii "Ladan" Iyo fanaaniintii Nuradiin iyo Ikran Jama. Credited : Kismaayo24.comCollected in dhaqanjire's videos Jul 12, 2011 -
Falis Abdi - Badbaado (Hees Cusub 2011)
Lyrics Of D Song: 1 Hadii aan bad baadiyo, Gurmad kaaga helinnoo, Baasaha jacaylka, Dhakhso iga bi'inoo, Kuu baaba'ee, Allow yaa badhaadhiyo, Barkhad jacayl, Kula beegta guur, 2 Bardihii jacaylku, Ma wax la isku biiraa, Badankana wax yeeloo, Qalbigayga baadhaa, Naftu baadi goobtaa, Allow yaa barwaaqiyo, Bash bash jacayl, Kula beegta guur, 3 Borama Hargeisiyo, Berberiyo jabuutuu, Cishqi bari ku baahoo, Dadku ay bogaadshaan, Ana baafiyaayoo, Allow yaa Bartaa'iyo, Xamar jacayl, Ula beegtCollected in dhaqanjire's videos Mar 22, 2011 -
Fartun Omar - Soo Jaleec.
Heestan waxay xuquuqdeedu u gaartahay www.choicetvsomali.com A fartun Omar music Video, Directed & Edited By Nabiil Nur. one of the best somali music arts around the world.Collected in dhaqanjire's videos Mar 21, 2011 -
Roda Maash and Yasmin Ahmed
Heestii Arooska This is 4 U M*N* The Lyrics of D Song Aa Hoobeey Idil Quruxeey Ayaan Badanneey Ilays Nuuraay Idil Soo Soco Aa Hoobeey Ab tilmaan-liyo Abti wacaneey Asal Dhaladaay Ileey Soo soco Aa Hoobeey Ubax dayriyo Dhul ugbaad laay Ugbaad badanneey Idil soo soco Aa Hoobeey Ab tilmaan-liyo Abti wacaneey Asal Dhaladaay Iftiin Soo soco Aa Hoobeey Sida loo kacay Sahal ma'ahee Taan sugaynaay Idil Soo soco Aa Hoobeey Gamaan faraseey Gabi Lacageey (luulaay) Ilays nuuraay Idil soo soco Aa Hoobeey IdilCollected in dhaqanjire's videos Jan 24, 2011 -
Cabdi Fanax - naftayda waa haleeshee
Cabdi Fanax - naftayda waa haleeshee + Lyrics By Khadar GaasCollected in dhaqanjire's videos Dec 19, 2010 -
UBAX FAHMO VS HODAN SHABIIN
UBAX FAHMO VS HODAN SHABIIN: HEESTA WAXA ISKA LEH UBAX FAHMO, WAXAANA KASOO DABA-QAADAY HODAN SHABIIN, FADLAN U CODEE......Collected in dhaqanjire's videos Dec 19, 2010
Comments
4tahir Gabay: Farxad iyo Daal (Khadar Gaas)
Jul 28, 2011