Sign Up Now
Watch the best videos collected by 4tahir.
Join 12 others following 4tahir's collection of 84 videos. It's free to sign up.
-
Ikran Aralleh ft King Khalid - Farxad
Heestii Farxad iyo Fanaaniintii Ikraan Caraale iyo King Khaalid.Collected in dhaqanjire's videos Sep 3, 2011 -
Somali Teen Singer Faysal Hanad
Somali Teen Singer Faysal Hanad iyo heestii RafiiqCollected in dhaqanjire's videos Jun 3, 2011 -
Universal Tv Oo Ka Waramaysa Website-ka Toosiye.org
Toosiye waa soo bandhigaha Marinka macluumaadka lama huraanka u ah Soomaalida Holland The website was designed by Khadar Gaas www.facebook.com/khadarCollected in dhaqanjire's videos May 29, 2011 -
Abwaan Siciid Sheekh Abuukar (Ilkajiir) Oo Ka Hadlaya Heestii Gaadhsiiya
Abwaan Siciid Sheekh Abuukar (Ilkajiir) Oo ah abwaanka sameeyay heestii Gaadhsiiya, oo ka hadlaya Ujeedada uu u sameeyay heesta,Collected in dhaqanjire's videos Mar 25, 2011 -
Falis Abdi - Badbaado (Hees Cusub 2011)
Lyrics Of D Song: 1 Hadii aan bad baadiyo, Gurmad kaaga helinnoo, Baasaha jacaylka, Dhakhso iga bi'inoo, Kuu baaba'ee, Allow yaa badhaadhiyo, Barkhad jacayl, Kula beegta guur, 2 Bardihii jacaylku, Ma wax la isku biiraa, Badankana wax yeeloo, Qalbigayga baadhaa, Naftu baadi goobtaa, Allow yaa barwaaqiyo, Bash bash jacayl, Kula beegta guur, 3 Borama Hargeisiyo, Berberiyo jabuutuu, Cishqi bari ku baahoo, Dadku ay bogaadshaan, Ana baafiyaayoo, Allow yaa Bartaa'iyo, Xamar jacayl, Ula beegtCollected in dhaqanjire's videos Mar 22, 2011 -
Jihaan Jalaqsan - Maseer Masayr
Heestii Masayr/maseer, Codkii: Jihaan Jalaqsan, Erayadii iyo Laxankii: Jooqle, Music: Karaama.....Collected in dhaqanjire's videos Mar 21, 2011 -
Ikraan Caraali (Gaadhsiiya) VS Falis Abdi Maxamuud (Garaad Laawe)
Ikraan Caraali: Gaadhsiiya: Ma'ogtahay sidiibaan, Geesigaan jeclaa, Inuu Guulle igu sumo, Gacmo kor u hayaa, ma ogtahay sidiibaan, goor iyo ayaan, guriguu ku noolyahay, isku gacan salaamaaye, Bal inuu Garwaaqsado, siduu caashaq ii galay, gasiinkiina iga jaray, uga go'ay hurdada, ha gudoon-sadee, geesigaan jeclaa, gaadhsiiya idinkuna.. FALIS: GARAAD LAAWE: Guushiyo ayaankuba, Galad Eebe weeyoo, Hadii Guulle kuu qorin, Si xun laguma goobee, Inta laba gayaanna, Guri yeeshay oo laday, Kala goo isleedahay, GuCollected in dhaqanjire's videos Mar 20, 2011 -
Hani -maxamed jabuti
Heestii Hani iyo fanaankii Mohamed JabuutiCollected in dhaqanjire's videos Jan 24, 2011 -
TR-Somali "qushuuc"
Kooxdii TR-Somali oo habeenkii ciidaCollected in dhaqanjire's videos Dec 2, 2010 -
Hees Somali ah oo cajiiba.. + lyrics
Heestan waxaa soo galiyay iyadoo cod kaliya ah, shabakada Somalilandpower kabacdi music ayaan saaray, waxayna soo baxday super.. waxaan filayaa in aad ka heli doonto..Collected in dhaqanjire's videos Oct 27, 2010
Comments
4tahir Dedicated to someone very special
Dec 6, 2011