Sign Up Now
Watch the best videos collected by 4tahir.
Join 12 others following 4tahir's collection of 84 videos. It's free to sign up.
-
Heestii: Qarniyada Dardooriya - Bisle Hassan 2012
Heestii: Qarniyada Dardooriya - Bisle Hassan Directed By: Khadar Gaas Somali 3rd Gen ProductionCollected in dhaqanjire's videos Apr 22, 2012 -
Abdi Shire Jama On CNN
Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shire Jamac Oo waraysi siiyay CNNCollected in dhaqanjire's videos Feb 25, 2012 -
HEESTII DHAGAXTUUR - QEYLODHAAN
Kooxda Qaylo-dhaan ayaa todobaadkan ku soo bandhigay magaalada Nairobi hees cusub oo layiraahdo (Dhagaxtuur) heesta oo xambaarsan murti baaxad leh ayaa waxaa alifay Abwaanka Soomaaliyeed oo kamid ah kooxda Qaylo-dhaan Abwaan AD.Collected in dhaqanjire's videos Dec 4, 2011 -
Riwaayadi Dibin-daabyo Ee Uu Matalayay Mahiiga
Inkastoo aan dilan nahay, inkastoo daryeel jirin, inkastoo dayacanahay, dadnimadu nagama tagin, soomaalidu ma dabar-go'in, dun xariira baan nahay.. waa codkii fanaanada caanka ah, ee Saado Cali, erayadii abwaan xasan jinacoow, Sheekada waxa qoray AD, waxaa idiin matalaya kooxdii Qeylodhaan, waxaa isku duba-riday, aminarts.com, SomaliRadio iyo Qeylodhaan.comCollected in dhaqanjire's videos Nov 20, 2011 -
Gabay: Farxad iyo Daal (Khadar Gaas)
Gabay: Farxad iyo Daal (Khadar Gaas)Collected in dhaqanjire's videos Jul 28, 2011 -
Hani -maxamed jabuti
Heestii Hani iyo fanaankii Mohamed JabuutiCollected in dhaqanjire's videos Jan 24, 2011 -
Waxaad Haysaan Dira - Kooxdii Qaylo-dhaan
Kooxda Qaylo-dhaan oo mar walba ka hadasha waxyaalaha faa'iidada u ah bulshadeena kala ir-dhawday ayaa waxay soo saareen hees cusub oo ay bulshada uga codsanayaan in ay caawiyaan walaalahooda ay abaaruhu saameeyeen, heestan oo ay u bixiyeen (Waxaad Haysataan Dira). http://dhaqanjire.net/?Collected in dhaqanjire's videos Jan 14, 2011 -
TR-Somali "qushuuc"
Kooxdii TR-Somali oo habeenkii ciidaCollected in dhaqanjire's videos Dec 2, 2010 -
SomaliA Performing @ Cancer Society Benefit
SomaliA was invited to perform at the Cancer Society "Relay For Life" Alum RockCollected in dhaqanjire's videos Nov 26, 2010 -
Hees Somali ah oo cajiiba.. + lyrics
Heestan waxaa soo galiyay iyadoo cod kaliya ah, shabakada Somalilandpower kabacdi music ayaan saaray, waxayna soo baxday super.. waxaan filayaa in aad ka heli doonto..Collected in dhaqanjire's videos Oct 27, 2010 -
FIFA world cup ANTHEM South Africa by K'naan(ORIGINAL)
Collected in dhaqanjire's videos Nov 18, 2009
Comments
4tahir Heestii: Qarniyada Dardooriya - Bisle Hassan Directed By: Khadar Gaas Somali 3rd Gen Production
Apr 22, 2012