Somali independence Day 1960
The 46th Anniversary Celebrations of the
Somali Independence days (June 26 & July
1st, 1960).
Maalintii Somalia
"Maanta maanta maanta,
Waa maalin weyne maanta."
Sidaad la wada socotaanba Somalia waxay midowday
oo isku darsantay July 1st 1960.
Halkan waxaan idiinku haynaa video aad muhiim u ah
oo kutusinaya maalintaas iyo dadku siday ahaayeen
iyo siday u faraxsanaayeen,
masha allah waxay ahayd maalin qaali ah dadka
wajiyadoodana waxaad ka arki kartaa siday u
faraxsanaayeen, Xaaladda Somal