Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimay Laguna Soo Xirayay Tababar Ciidan oo Ay Soomaaliya Leedahay Ayaa Ka Dhacday Djibuti
Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa Shalay ka dhacday Wadanka Djibuti taasoo tababar
Dhowr bilood soo socday loogu xiray Batalyon ciidan Soomaaliyeed ah oo ay dowlada
Djibuti tababartay iyo tobanaan Saraakiil Ciidan ah oo ay Dowlada France
Si gaar ah u tababartayXafladan oo ay ka soo qeyb galeen Saraakiisha Ciidamada Dowlada Djibuti iyo
Saraakiil [...]