Sign Up Now
Watch the best videos collected by crdotcom.
Join and follow crdotcom's collection of 2 videos. It's free to sign up.
-
CNN-Inside Africa oo Lagusoo Qaatay Soomaalida Minnesota Daawo Q 1aad
Collected in crdotcom's videos Mar 11, 2010 -
A Hindu Woman Reverts to Islam, Masha Allah!
Masha Allah Masha Allah! Dadka oo dhani diinta Islam-ka ayay ku dhashaan ee waalidkooda ayaa diimaha kale ee ay haystaan ku abaabiya oo markaas ka dhiga Yuhuud ama Nasaaro(christian) iwm. Nasiib wanaag sida aad video-gan ka arki doonto gabadhan waxa ay ahayd Hindus, Allah subxaanahu watacaalaa ayaa hanuunkiisa la doonay, isagoo sabab uga dhigay caalimka wayn ee Dr Zakir Naik.. Haddaba bal ila daawo.. Ilaahow wadada toosan mar walba natusi... Amin amin..Collected in crdotcom's videos Oct 20, 2009
Comments