Sign Up Now
Watch the best videos collected by sawnews.
Join 9 others following sawnews's collection of 82 videos. It's free to sign up.
Statistics
| 82 | Videos |
| Monthly Views |
Top Tags
-
madaxwaynihi awdal state oo ka dagay caasimada somalia ee muqdisho - YouTube.flv
Tv Universal oo Maanta si balaadhan uga waramay soo dhawayntii Madaxwaynaha Maamul goboleedka Awdalstate oo booqosaho ku jooga Magalada muqdisho daawasho haboon ..Collected in sawnews's videos Jan 10, 2012 -
Cibaado Xuseen Axmed .. Xafladii Awdalstate of Somalia lagu soo dhawanayay Madaxwaynaha Awdalstate
waa Qudbadii tariikhiga ahayd ee ay Dr Cibaado Xuseen Axmed ay ka soo jeedistay xafaladii soo dhawaynta Madaxwaynaha Awdalstate, Toronto Canada. Cibaado waa Maskaxadii ka dabaysay halganka awdalstate kuna soo jirtay mudo aad u badan, waxa ayna ka soo sheekaysay tariikho faro badan oo aan hore dad badan u ogayn ama ayna u maqal.Collected in sawnews's videos Jan 9, 2012 -
AHLAN WASAHLAN AWDALSTATE
AHLAN WASAHLAN AWDALSTATE WAA HEES IYANA KA MID AH HEESIHII CAJIIB AH EE FANAANIINTA WAABARI SIDA DALAYS NAKARUUMA IYO KUWA KALE OO BADAN AY KA QADEEEN XAFLADII SOMALIYI ISKU ARAGTAY EE LAGU SOO DHAWANAYAY DAWLAD GOBOLEEDKA AWDALSTATE OF SOMALIA DAAWASHO HABOONCollected in sawnews's videos Dec 23, 2011 -
Xafladii Awdalstate Toronto
Xafladii aad loo soo agaasmiy OO loogu Wan qalayay Mamul Gobaleedka Awdal state Somaliya oo Toronto ka dhacday .. Hees ka mid ah heesihii sida gaarka loogu sameeyay Awdalstate of somaliaCollected in sawnews's videos Dec 23, 2011 -
Hees cusub Ubaxa Borama 2012
Waa hees cusub oo lagu amaanayo Haweenka reer Awdal State iyo guud ahaan Adal .. aqoonta iyo adeega bulshada iyo halgankaba waxa ka gadhwadeen ah la'aantoodna ayna socoteen waa Haweenka ama Gabadhaha reer Awdalstate.Collected in sawnews's videos Dec 14, 2011 -
Hayaan Hees Cusub
Hees Cusub Hayaan Faysal Hanad iyo Fartun Birimo : Hareeraha Boramiyo, halkuu geelu daaqiyoCollected in sawnews's videos Nov 23, 2011 -
Ugaas Raaga Ahaw,waa uu tiriyey Gaas Cadar Dirir(Mijeweyn)
Waa gabay amaan ah uu tiriyey Gaas Cali Cadar Dirir .Collected in sawnews's videos Oct 4, 2011 -
Soo Dhaweyntii Ugaaska ee Caasimada Awdal Borama 2011 Sept 13
Collected in sawnews's videos Sep 15, 2011 -
Soo Dhawayntii Ugaas Cabdirashiid Magaalada Lafaciise Ugaaska Gadabuursi
Soo dhawayn aad u heersare oo aan hore loo arag oo lagu soo dhaweeyay Ugaaska Beelaha samaroon Ugaas Abdirashiid Ugaas RoobleCollected in sawnews's videos Sep 11, 2011 -
Farxiya Fiska New Song 2011 tawaawuc
kariimsheekh's shared video file.Collected in sawnews's videos Sep 10, 2011 -
Jigjiga iyo Soo dhawenta Ugaaska Gadabuursi oo dhan
Waa soo dhaweyntii abid nin madaxa lagu soo dhaweeyo Jigjiga sidan oo kale,taasi waxa ay markhaati ka tahay Jigjiga iney tahay dhul Gadabuursi.Collected in sawnews's videos Aug 18, 2011
Comments
sawnews Tv Universal oo Maanta si balaadhan uga waramay soo dhawayntii Madaxwaynaha Maamul goboleedka Awdalstate oo booqosaho ku jooga Magalada muqdisho daawasho haboon ..
Jan 10, 2012