Sign Up Now
Watch the best videos collected by sawnews.
Join 9 others following sawnews's collection of 83 videos. It's free to sign up.
Statistics
| 83 | Videos |
| Monthly Views |
Top Tags
-
Gabay Samatalis by Abdirazaq M Barkhad (xamaal) uu ka tiriyay Xafladii Awdalstate London
Collected in sawnews's videos Mar 29, 2012 -
madaxwaynihi awdal state oo ka dagay caasimada somalia ee muqdisho - YouTube.flv
Tv Universal oo Maanta si balaadhan uga waramay soo dhawayntii Madaxwaynaha Maamul goboleedka Awdalstate oo booqosaho ku jooga Magalada muqdisho daawasho haboon ..Collected in sawnews's videos Jan 10, 2012 -
Cibaado Xuseen Axmed .. Xafladii Awdalstate of Somalia lagu soo dhawanayay Madaxwaynaha Awdalstate
waa Qudbadii tariikhiga ahayd ee ay Dr Cibaado Xuseen Axmed ay ka soo jeedistay xafaladii soo dhawaynta Madaxwaynaha Awdalstate, Toronto Canada. Cibaado waa Maskaxadii ka dabaysay halganka awdalstate kuna soo jirtay mudo aad u badan, waxa ayna ka soo sheekaysay tariikho faro badan oo aan hore dad badan u ogayn ama ayna u maqal.Collected in sawnews's videos Jan 9, 2012 -
AHLAN WASAHLAN AWDALSTATE
AHLAN WASAHLAN AWDALSTATE WAA HEES IYANA KA MID AH HEESIHII CAJIIB AH EE FANAANIINTA WAABARI SIDA DALAYS NAKARUUMA IYO KUWA KALE OO BADAN AY KA QADEEEN XAFLADII SOMALIYI ISKU ARAGTAY EE LAGU SOO DHAWANAYAY DAWLAD GOBOLEEDKA AWDALSTATE OF SOMALIA DAAWASHO HABOONCollected in sawnews's videos Dec 23, 2011 -
Xafladii Awdalstate Toronto
Xafladii aad loo soo agaasmiy OO loogu Wan qalayay Mamul Gobaleedka Awdal state Somaliya oo Toronto ka dhacday .. Hees ka mid ah heesihii sida gaarka loogu sameeyay Awdalstate of somaliaCollected in sawnews's videos Dec 23, 2011 -
Hees cusub Ubaxa Borama 2012
Waa hees cusub oo lagu amaanayo Haweenka reer Awdal State iyo guud ahaan Adal .. aqoonta iyo adeega bulshada iyo halgankaba waxa ka gadhwadeen ah la'aantoodna ayna socoteen waa Haweenka ama Gabadhaha reer Awdalstate.Collected in sawnews's videos Dec 14, 2011 -
Hayaan Hees Cusub
Hees Cusub Hayaan Faysal Hanad iyo Fartun Birimo : Hareeraha Boramiyo, halkuu geelu daaqiyoCollected in sawnews's videos Nov 23, 2011 -
Soo Dhaweyntii Ugaaska ee Caasimada Awdal Borama 2011 Sept 13
Collected in sawnews's videos Sep 15, 2011 -
Soo Dhawayntii Ugaas Cabdirashiid Magaalada Lafaciise Ugaaska Gadabuursi
Soo dhawayn aad u heersare oo aan hore loo arag oo lagu soo dhaweeyay Ugaaska Beelaha samaroon Ugaas Abdirashiid Ugaas RoobleCollected in sawnews's videos Sep 11, 2011 -
Daahfurkii buuga cusub. the untold history of northern Somalia by muuse Elmi Ali
Collected in sawnews's videos Jul 19, 2011 -
xafladii sii sagootinta Ugaaska Gadabuurisi .. Ugaas Abdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi
waa Xafladii sii sagootinta Ugaaska Samaroon ee ka dhacday Ottawa Dalka Canada .. iyo waliba Daahfurkii Buuga uu qoray Muuse Cilmi Cali Joome ..Collected in sawnews's videos Jul 12, 2011 -
xafladii 1da July oo ay Awdal State wacdaro ka dhigtay Ottawa Part 2
Xafladii 1da July oo ay wacdaro ka dhigtay Awdal State .. mudadii ay socotay xaflada waxa ay Qabqabiyayaasha Awdal State la kulmeen xildhibaan ka tirsan barlaamka canadaa ( David McGuinty | MP for Ottawa South)Collected in sawnews's videos Jul 3, 2011 -
xafladii 1da July oo ay Awdal State wacdaro ka dhigtay Ottawa Part 1
Xafladii 1da July oo ay wacdaro ka dhigtay Awdal State .. mudadii ay socotay xaflada waxa ay Qabqabiyayaasha Awdal State la kulmeen xildhibaan ka tirsan barlaamka canadaa ( David McGuinty | MP for Ottawa South)Collected in sawnews's videos Jul 3, 2011 -
heestii cibaado ee awdalstate ottawa
Waa heestii Awdalstate ee ay ku luqanaysay Cibaado Xusen Laxanka iyo erayadana waxa leh isla ciabaado xuseen . nolaw nolowCollected in sawnews's videos May 22, 2011
Comments
sawnews
Mar 29, 2012