Sign Up Now
Watch the best videos collected by sawnews.
Join 9 others following sawnews's collection of 83 videos. It's free to sign up.
Statistics
| 83 | Videos |
| Monthly Views |
Top Tags
-
madaxwaynihi awdal state oo ka dagay caasimada somalia ee muqdisho - YouTube.flv
Tv Universal oo Maanta si balaadhan uga waramay soo dhawayntii Madaxwaynaha Maamul goboleedka Awdalstate oo booqosaho ku jooga Magalada muqdisho daawasho haboon ..Collected in sawnews's videos Jan 10, 2012 -
Cibaado Xuseen Axmed .. Xafladii Awdalstate of Somalia lagu soo dhawanayay Madaxwaynaha Awdalstate
waa Qudbadii tariikhiga ahayd ee ay Dr Cibaado Xuseen Axmed ay ka soo jeedistay xafaladii soo dhawaynta Madaxwaynaha Awdalstate, Toronto Canada. Cibaado waa Maskaxadii ka dabaysay halganka awdalstate kuna soo jirtay mudo aad u badan, waxa ayna ka soo sheekaysay tariikho faro badan oo aan hore dad badan u ogayn ama ayna u maqal.Collected in sawnews's videos Jan 9, 2012 -
AHLAN WASAHLAN AWDALSTATE
AHLAN WASAHLAN AWDALSTATE WAA HEES IYANA KA MID AH HEESIHII CAJIIB AH EE FANAANIINTA WAABARI SIDA DALAYS NAKARUUMA IYO KUWA KALE OO BADAN AY KA QADEEEN XAFLADII SOMALIYI ISKU ARAGTAY EE LAGU SOO DHAWANAYAY DAWLAD GOBOLEEDKA AWDALSTATE OF SOMALIA DAAWASHO HABOONCollected in sawnews's videos Dec 23, 2011 -
Hees cusub Ubaxa Borama 2012
Waa hees cusub oo lagu amaanayo Haweenka reer Awdal State iyo guud ahaan Adal .. aqoonta iyo adeega bulshada iyo halgankaba waxa ka gadhwadeen ah la'aantoodna ayna socoteen waa Haweenka ama Gabadhaha reer Awdalstate.Collected in sawnews's videos Dec 14, 2011 -
Hayaan Hees Cusub
Hees Cusub Hayaan Faysal Hanad iyo Fartun Birimo : Hareeraha Boramiyo, halkuu geelu daaqiyoCollected in sawnews's videos Nov 23, 2011 -
Farxiya Fiska New Song 2011 tawaawuc
kariimsheekh's shared video file.Collected in sawnews's videos Sep 10, 2011 -
Waraysi ay Wasanmag la yeelatay Pro. Xamud oo ka hadlay arinta Awdalstate
Collected in sawnews's videos Jul 13, 2011 -
heestii cibaado ee awdalstate ottawa
Waa heestii Awdalstate ee ay ku luqanaysay Cibaado Xusen Laxanka iyo erayadana waxa leh isla ciabaado xuseen . nolaw nolowCollected in sawnews's videos May 22, 2011 -
Xafladdii Awdalstate Ottawa part 2 heesta calanka iyo Cake go'ayntii xaflada
waa heestii calanaka Awdalstate iyo Cake go'ayntii xafladaCollected in sawnews's videos May 22, 2011 -
Xafladii Awdalstate Ottawa
Xafladan oo ahayd mid la isku arkay abidna ka dhicin ottawa midani oo kale .. waxana ka soo qayb galay boqolaal reer awdalstate ah oo yar iyo wayn ba leh iyo marti sharaf kale oo aad u badan ..Collected in sawnews's videos May 21, 2011
Comments
sawnews Tv Universal oo Maanta si balaadhan uga waramay soo dhawayntii Madaxwaynaha Maamul goboleedka Awdalstate oo booqosaho ku jooga Magalada muqdisho daawasho haboon ..
Jan 10, 2012