Sign Up Now
Watch the best videos collected by sawnews.
Join 9 others following sawnews's collection of 83 videos. It's free to sign up.
Statistics
| 83 | Videos |
| Monthly Views |
Top Tags
-
Gabay Samatalis by Abdirazaq M Barkhad (xamaal) uu ka tiriyay Xafladii Awdalstate London
Collected in sawnews's videos Mar 29, 2012 -
AHLAN WASAHLAN AWDALSTATE
AHLAN WASAHLAN AWDALSTATE WAA HEES IYANA KA MID AH HEESIHII CAJIIB AH EE FANAANIINTA WAABARI SIDA DALAYS NAKARUUMA IYO KUWA KALE OO BADAN AY KA QADEEEN XAFLADII SOMALIYI ISKU ARAGTAY EE LAGU SOO DHAWANAYAY DAWLAD GOBOLEEDKA AWDALSTATE OF SOMALIA DAAWASHO HABOONCollected in sawnews's videos Dec 23, 2011 -
Hees cusub Ubaxa Borama 2012
Waa hees cusub oo lagu amaanayo Haweenka reer Awdal State iyo guud ahaan Adal .. aqoonta iyo adeega bulshada iyo halgankaba waxa ka gadhwadeen ah la'aantoodna ayna socoteen waa Haweenka ama Gabadhaha reer Awdalstate.Collected in sawnews's videos Dec 14, 2011 -
Hayaan Hees Cusub
Hees Cusub Hayaan Faysal Hanad iyo Fartun Birimo : Hareeraha Boramiyo, halkuu geelu daaqiyoCollected in sawnews's videos Nov 23, 2011 -
Soo Dhawayntii Ugaas Cabdirashiid Magaalada Lafaciise Ugaaska Gadabuursi
Soo dhawayn aad u heersare oo aan hore loo arag oo lagu soo dhaweeyay Ugaaska Beelaha samaroon Ugaas Abdirashiid Ugaas RoobleCollected in sawnews's videos Sep 11, 2011 -
Farxiya Fiska New Song 2011 tawaawuc
kariimsheekh's shared video file.Collected in sawnews's videos Sep 10, 2011 -
Waraysi ay Wasanmag la yeelatay Pro. Xamud oo ka hadlay arinta Awdalstate
Collected in sawnews's videos Jul 13, 2011 -
xafladii 1da July oo ay Awdal State wacdaro ka dhigtay Ottawa Part 2
Xafladii 1da July oo ay wacdaro ka dhigtay Awdal State .. mudadii ay socotay xaflada waxa ay Qabqabiyayaasha Awdal State la kulmeen xildhibaan ka tirsan barlaamka canadaa ( David McGuinty | MP for Ottawa South)Collected in sawnews's videos Jul 3, 2011 -
xafladii 1da July oo ay Awdal State wacdaro ka dhigtay Ottawa Part 1
Xafladii 1da July oo ay wacdaro ka dhigtay Awdal State .. mudadii ay socotay xaflada waxa ay Qabqabiyayaasha Awdal State la kulmeen xildhibaan ka tirsan barlaamka canadaa ( David McGuinty | MP for Ottawa South)Collected in sawnews's videos Jul 3, 2011 -
heestii cibaado ee awdalstate ottawa
Waa heestii Awdalstate ee ay ku luqanaysay Cibaado Xusen Laxanka iyo erayadana waxa leh isla ciabaado xuseen . nolaw nolowCollected in sawnews's videos May 22, 2011 -
Xafladii Awdalstate Ottawa
Xafladan oo ahayd mid la isku arkay abidna ka dhicin ottawa midani oo kale .. waxana ka soo qayb galay boqolaal reer awdalstate ah oo yar iyo wayn ba leh iyo marti sharaf kale oo aad u badan ..Collected in sawnews's videos May 21, 2011
Comments
sawnews
Mar 29, 2012