Recent Activity
First Collector
Fanaankii Khadar Maxamed barasho, Oo ku Sugan magaalada Hargeysa Ee Somaliland
Jacayl kaliya
First Collector
Fanaankii Cabdirashiid Indho , Miiraha Heesta waxa iska leha Cali cumar ciise (Cali hanad) laxankuna waa Aadan Karoone, Muusiguna waa Cabdi Abiib (Cabdiyare)
First Collector
Heestan Waxa Ku Luuqeeyey Fanaankii Caanka aha ee Cabdi Shire Jama Jooqle
First Collector
Waa hees somali ah oo aad u macaan waxaa ku luuqeenaya abwaan, fanaan iyo laxamiistaha Soomaliyed ee Xuseen shire jamac (Ciyaar jecel) - Hussein Shire Jamac - Hees cusub 2010. Wixii talo ah noogo soo dir emailka: shire74@hotmail.com
First Collector
Waxa ku Luuqeeyey Fanaankii Jaabir "Jarkabood" Erayadii & Laxankii Salaax Doonyaale Camera and Edited By Barkhad Abdi Ciyaalka Xaafada
First Collector
Ereyadii & Laxankii - Saalax Doonyaale Heesta Waxa Qaaday - Abbas Hirad Keyboard: Muqtar Oromo Camera & Edited by Barkahd abdi
First Collector
First Collector
Bal Nala Daawo Sidaa Ciidanka Sirdoonku Ula Dhaqmo Dadka Lagu Eedeyo Hawlaha Argagaxiso-nimada
First Collector
Video gii ugu horeeyay ee laga soo duubay Cabdulaahi Yuusuf intii uu ka degay Jagada Madaxwaynenimada, isagoo sheegay wadadda qabyaalada iyo kala qaybsanaantu in ay u tahay tan koow ka ah burburka Somaliya
First Collector
PUNTLAND WAA IN AY YEELATO ASTAAN UGAARA WAA FIKRADII AQOON YAHANKA XASAN CUBAYD AHNA AGAASIMAHA WEBSAYDKA ALLIDAMAALE.COM
First Collector
Wiilkan oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Faarax waxa uu u dhashay dalka Algeria waana Xaafidul Qur'aan, waxana u jira Saddex Sano oo kaliya
First Collector
Hees qiimo badan oo uu curiyey Abwaan Axmed Aw-geedi. Waxa codkiis macaan inagu soo gaadhsiinaya fanaanka Cumar Shabeel
First Collector
Heesta IGU DHAADO WELIGA oo ka tirsan Albumka Maslaaxo waxa ku luuqeyey Fanaanada Caanka ah ee Felis oo ka tirsana Waayacusub





