Sheekadu waa dheer-tahaye an idiin soo gaabsho: dhacdadaa kadib, waxaan imid wadamada reer-galbeedka.
Maraan sidaa u-sii fogayn, dhamaadkii 2007-kii, yaa baarid caafimaad la-igu sameeyey; baaritaankaa waxaa la ogaaday oo kaadidayda laga helay dhiig ku milan [jira]. Baaritaan hor-leh yaa la igu celiyay. Baaritaankaa dambe yaa waxaa lagu ogaaday in xubintayda taranku dhaawac qabto oo markay buufsanto, ay meeshii dhaawacantay dib-u-dilaacayso, dabadeedna dhiig yar ka imanayo. Barabogaando ay faafin jireen dad mushaar joogta ah ka qaadan jiray wadamada bariga-dhexe, oo ah in aan walaalo nahay, yaan markii iigu horaysay ee an soomaaliya ka boxo, iyaga dhulkooda u tagay, waanse ka shalaayay [aniga iyo Soomaali kaloo badan].
Marka, dameerahakan laga soo rartay bariga dhexe, ee maanta leh SOOMAALIDU MUSLINKA KAMA XIGTO DHULKA SOOMAALIYA, waxaan oran lahaa: Anugu aad baan u nasiib badnaa, maalintaas ay i qabteen, 3 nin oo Soomaali ah oo anan midna hore u arag, dibna u arag, yaa naftooda halis u galiyay si ay iiga soo furtaan, waana ku guulayseen. Waxaase jira Soomaali badan oo an anugu qaar wixii ku dhacay goobjoog ka ahaa, oo dhibaatooyin xunxun loo gaystay iyagoon xumaan cidna u gaysan. Markaanu uga soo kacnay dhulkoodii, yaa idinkoo midiidino u ah dalkii keenteen, yaad hadana dadkii ay soo bah-dileen wajigooda ku leedihiin SOOMAALIYA KAMA XIGTAAN—AKH baan idin niri.
The anti-government al-Shabab group which has taken control of several areas of southern and central Somalia. In the areas they control they have begun destroying anything deemed un-Islamic, including graves and churches. Al Jazeera's Mohammed Adow reports exclusively from Kismayu.
From : YouTube :: Videos by AlJazeeraEnglish The anti-government al-Shabab group which has taken control of several areas of southern and central Somalia. In the areas they control they have begun destroying anything deemed un-Islamic, including graves and churches. Al Jazeera's Mohammed Adow reports exclusively from Kismayu. Author: AlJazeeraEnglish Keywords: Aljazeera Adow Somalia fighters al-shabab Added: December 20, 2008

1984tii Aniga oo jooga dalka Sucuudiga, yaa goor galab ah anoo lugaynaya oo shaqo raadis ah waxaa i qabtay biliiska dalkaas [sharcigaan dalka kusoo galay waa iga dhacsanaa]. Jilib iyo harraati siday iigu wadeen xataa xubnahayga taranka dhiig baa ka tifqaayay. Wax iska-caabin ah ma an samayn, gacmaha unbaan madaxa saartay.