Gaari duulaya kii ugu horeeyey

share
0

Recent videos from WSkrillz

1 Big L-"8 IZ ENUFF"
Mar 26, 2009
2 '98 Freestyle
Mar 24, 2009
3 Throw That 'L' Up Week!!
Mar 23, 2009
10 videos see all

what people are saying

Weligaa akhristoow ma ku-fikirtay in aad iibsato ama aad raacdo gaari duulaya sida diyaaradii? Marna aad dhulka ku wadan karno? Hadii jawaabtaadu tahay (Haa) oo aad in muddo ah ku hamineysay, waxaa arinkan suurta-geliyay Seynis-yahan u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Woody Norris. Seynisyahanka alifay gaarigan ayaa la filayaa in usbuucan gudihiisa la gudoon-siiyo bilad qaali-ah, maadaama uu Caalamka ku soo kordhiyay gaari marna dhulka soconaya marna duulaya hawada-sare sidii dayuuradii. Gaarigaan ayaa loogu magac-daray (The-Highway in the Sky)waxaana la filayaa inuu suuqyada caalamka soo geli-doono sanadka 2011-ka,inkastoo iminka la soo bandhigay gaarigii oogu horeeyay oo tijaabo ah, waxaana gaarigan lagu guuleystay in duulimaadkiisa koowaad lagu tijaabiyay garoonka iyo wadada laamiga ah ee u dhexeeysa (Plattsburgh-International-Airport) oo-ku-yaal magaalada New-York ee dalka Mareykanka. Dadweyne fara-badan oo daawanayey gaarigan duulaya marna dhulka ku-soconaya,ayaa fajaciso iyo amakaag ku-noqotay inay rumowdo riyadii qarniyo dad badan ku hamin-jireen in mar uun la helo gaari duulaya,inkastoo qofkii daney-naya inuu gaarigan gato looga baahan-yahay inuu heysto leysanka duulinta diyaaradda Isportiga,waxaana lagu qiyaasay in iibinta gaarigan uu gaari-doono aduun-dhan 180,000-Dollarka Mareykanka.                 BAL ILA DAAWO                                                
Mar
25

add a comment

2000 characters left.
First collected by WSkrillz
Mar 20, 2009
from youtube.com
join Your favorite videos on the web, in one place. Start your collection now.

related videos

tags

collected by 3 people

details

63 views
Flag this Video as inappropriate or broken