waxaan jeclaan lahaa in aan helo meel aan kala xariiro hibo si aan uga copdsado in ey ii ugolaato heesta leyraahdo kalgaceeyl in aan qaado waa hees aan aad uga helay muujineysa jaceeyl waxaana dareemi kara qof maskaxbadan ama jaceeyl lawareeray ookaliya